Pond Reviews - dowlada videos
Home About Us Forum Contact Ebooks Links Live Webcam Blog Submit Your Website
101 Fly Fishing Tips
Click a country on the map below to view fishing videos related to that country.
 

GarGaarka.com Ra'yiga Dadka Somali Mogdisho

  • Length: 8:33
  • Rating Average: n/a
  • View Count: 123
  • Author: Rauff83

Tags: abdillahi  dowlada  GarGaarka  live  mogdhio  moqdisho  news  Rayiga  somali  soomaaliya  update  yusuf 

GarGaarka.com Ra'yiga Dadka Ku nool Caasimada dalka Somali Mogdisho waxa ay ka qabaan dowlada iyo Maalulka sare

CABDI BAARI QOLKA GUUSHA DOWLADA

  • Length: 0:25
  • Rating Average: n/a
  • View Count: 3
  • Author: xamuure

Tags: JINNY  SSDf 

WAA NIN ILKAHA DHAMAADEEN

DOWLADNIMO 2009 DONT CROSS THE LINE

  • Length: 4:23
  • Rating Average: n/a
  • View Count: 154
  • Author: dowlad2008

Tags: dowlada  heeso  muqdisho  somali  somalia  xamar 

If you ever cross that line I guarantee you there'll be no one will save you. I got a whole bunch of gorillas ready to pull the trigga And we all for Dowladnimo Rules

Maxamad Dheere oo dabadey saxiixa C/lahi Yusuf July 29,2009

  • Length: 5:25
  • Rating Average: n/a
  • View Count: 327
  • Author: GaroweOnline

Tags: dowlada  Ethiopia  Kenya  Kismayo  Puntland  Somalia 

Kadib kulan ay maanta Golaha Wasiirada ku yeesheen Muqdisho uuna shir guddoominayey Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde oo xilkii looga qaaday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (M.Dheere) ayaa Wasiirada u coddeeyeen in xilka laga qaado, waxaana halkaasi lagu soo bandhigay sababaha keenay...

Aweys: Waa la eryey laba Shariif July 22,2008

  • Length: 10:36
  • Rating Average: n/a
  • View Count: 1465
  • Author: GaroweOnline

Tags: dowlada  Ethiopia  Kenya  Kismayo  Puntland  Somalia 

Sh. Xasan Dahir Aweys, oo ay garab kamid ah Isbaheysiga Dibu Xoreynta u magacaabeen guddoomiye, ayaa BBC u sheegay in Sh. Shariif Sh. Axmed iyo Shariif Xasan ay iskood uga tageen Isbaheysiga iyo saldhiggiisii Asmara. Sh. Aweys, oo imminka ku sugan caasimadda Eritrea ee Asmara, ayaa wareysi dheer...

Mucaaradka oo u dhaartey hay'adaha July 15.2008

  • Length: 2:38
  • Rating Average: n/a
  • View Count: 743
  • Author: GaroweOnline

Tags: dowlada  Ethiopia  Kenya  Kismayo  Puntland  Somalia 

Afhayeen u hadlay mucaaradka dagaallada hubeysan kula jira DF ayaa qiray inay iyagu ka dambeeyaan dilalka iyo ugaarsiga shaqsiyaadka u shaqeeya hay'adaha gargaarka caalamiga ah iyo kuwa gudaha. Mas'uulkaan oo magaciisa kusoo gaabiyay Sheekh Max'ed sheegayna inuu ka tirsan yahay Jabad lagu...

Wariye Ilyaas oo ka hadlaya qabsashada B/weyne June 27,2008

  • Length: 5:19
  • Rating Average: n/a
  • View Count: 86
  • Author: GaroweOnline

Tags: Galdogob  Galkacayo  Mudug  Puntland  Somalia  Somaliland 

Xoogaaga Mucaaradka ku ah dowlada Fedraalka ayaa maanta barqadii la wareegay gacan ku hayntay B/weyne si nabad ah kadib markii saakay ay ka guureen ciidamada Ethiopia ahaa ee deganaa duledka magalada gaar ahaan Buurta Janto-Kundisho.Radio garowe

Cabdulai oo ka hadlay shirka Jabuuti June 17,2008

  • Length: 6:0
  • Rating Average: n/a
  • View Count: 286
  • Author: GaroweOnline

Tags: dowlada  Ethiopia  Federaalka  Kenya  Kismayo  Puntland  Somalia 

Madaxweynaha Somalia C/llaahi Yuusuf Axmed oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa markii ugu horreysay si cad uga hadlay heshiiskii DF ay mucaaradku ku gaareen dalkaas. Yusuf, wuxuu wareysi siiyay Idaacadda BBC-da, isagoo kaga hadlay wareysiga arrimo badan iyo mowqifka xukuumaddiisa ee ku aaddan shirkii...

Qolka Guusha Dowlada: Sahra9 iyo Iron_woman

  • Length: 9:23
  • Rating Average: n/a
  • View Count: 720
  • Author: GuushaDowlada

Tags: bosaso  burco  cade  cali  dheere  gabre  general  jeele  maxamed  mogadishu  nu  nuur  paltalk  salaad  somali  suldaano 

dood culus: sahra9 ironwoman

Hees wadani Ah

  • Length: 0:57
  • Rating Average: n/a
  • View Count: 564
  • Author: shaakirvip

Tags: events 

Heestan oo muujinayso Banaabixii looga soo horjeeaday fashiistii Dowlada Talyaniga iyo qaskii Ay ka waday somaaliya .

Wararkii ugu dambeeyay Jabuuti

  • Length: 3:7
  • Rating Average: n/a
  • View Count: 203
  • Author: GaroweOnline

Tags: dowlada  Ethiopia  Kenya  Kismayo  Puntland  Somalia 

Isbaheysiga dib u xoreynta ee Asmara kana soo horjeeda dowladda KMG ayaa qaadacay maanta ka qeybgalka Siminaarka ay soo qaban qaabisay Q.Midoobay oo lagaga hadlayo caddaalada, dib u dhiska iyo dambiyada dagaalka, kadib markii halkaasi uu soo xaadiray Safiirka Dowladda Ethiopia u fadhiya Jabuuti,...

baro sida loo helo somali videos

  • Length: 1:53
  • Rating Average: n/a
  • View Count: 454
  • Author: tatanew

Tags: djibouti  dowlada  ethopia  hargaisa  hargaysa  kenya  maxaakiimta  muqdisho  somaali  somalaiya  somali  somaliland  xamar 

haa barta sida fudud ee loo helo somali video ama any videos oo aad rabtid

Kooxda Puntland vs Banaadir Part 2

  • Length: 5:52
  • Rating Average: 5.00 from 3 people
  • View Count: 7938' favoriteCount='1
  • Author: dowlada

Tags: shardiid  shirqool  somali  somalia  somaliland 

Warsi aan la yeelanay laacibka kooxda puntland abdulahi yusuf

Somali Youtube Awards..

  • Length: 5:1
  • Rating Average: 5.00 from 3 people
  • View Count: 19580' favoriteCount='23
  • Author: dowlada

Tags: drfunny  kabbamedia  odey  shardiid  shirqool  shirwac  somali  somalia 

Raga Youtube isbarada dhigtay oo xaaraanta ku heysta. - niikiye iyo suniyo http://www.youtube.com/watch?v=GEyfzwitKog - kooda labaad - oday shirwac most good videos deleted - ma'aragtaa: if you seen his videos you would know. - kaBBaMidea - most good videos deleted...

Sheekoy Sheeko part 1

  • Length: 1:42
  • Rating Average: 5.00 from 4 people
  • View Count: 5540' favoriteCount='9
  • Author: dowlada

Tags: shirqool  somali  somalia 

Qaybtii koowaad, run'ahaantii sheekada wali ma bilaaban. Kohor so ma'aha in aan ogaano qofka ay ku dhacday cida uu yahay iyo yay daris yahiin oo la ya qaan. Islaamaha marka ay sheeko hayaan waa in aad diyaar u tahay in aad garatid ama taqaanid qof qofka laga sheekeynayo yaqaana. Bal iska suga...

Maxamed Dheere - Wareysi

  • Length: 1:5
  • Rating Average: 5.00 from 1 people
  • View Count: 12395' favoriteCount='3
  • Author: dowlada

Tags: dowlada  somali 

I wouldn't Wareysi, wuu na caayay kaliya.

Shariifka aan wareysanay.

  • Length: 1:55
  • Rating Average: 5.00 from 1 people
  • View Count: 4208
  • Author: dowlada

Tags: dowlada  sharifka  somali 

Duqa 4 milyan kaliya buu ijibti kaa shaqshaqday noo. kuma filna, ina caydiidna xoogaayuu ka rabaa.

Askar Cusub oo computer laga soo sameeyey

  • Length: 0:17
  • Rating Average: n/a
  • View Count: 299
  • Author: dowlad2008

Tags: bada  dowlad  dowladnimo  liido  muqdisho  somali  somalia  xamar 

Dowlada somaliya ayaa hada waxay usoo sameesay dadka kasoo horyeedo dowlada somaliya in computer dad ah loo sameeyo oo dhameestiro suuqa bakaaraha ayay kabilaaman doontaa

Page: 1 of 6

Next Page

Travel Links Boat Links
101 Fly Fishing Tips